bidde
(m.l) (-dayaal, m.l/dh)Nin la leeyahay, aan xor ahayn oo sidii la doono loogu shaqeysto; addoon; cabiid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bidde ↴
xabash [m.l] (-shyo, m.dh)
Addoon; bidde.
addoon [m.l] (-oommo, m.dh)
Nin aan xor ahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; cabiid; bidde.
cabiid [m.l]
(cabiid, m.dh) Qof la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; bidde; addoon; cabid. ld cabid¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg