Cabsi

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Wax dhibaato keena ama xun ama xanuun leh iwm, argaggaxa ay nafleyda uurkeeda ku abuuraan; argaggax, bixid, welwel; baqdin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cabsi

ebinefiriin | baaci | maag | maago | nabdaado | saahid | saahid | waalo | yalanyalxoo | yaleex |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg