Cabsigeli
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Nafley cabsi ku abuurid. Argaggax, Baqdin, Walwal
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cabsigeli ↴
yaleex | cabsigelin | fulabbaji | gooddi |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

