Cabsii
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)Nafley cabsi ku abuurid. Argaggax, Baqdin, Walwal
Cabsii
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)Biyo, caano iwm nafley af ka siin. Argaggax, Baqdin, Walwal
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cabsii ↴
cabsiin | cabsiis | dhansii | fuudsii | guurarraac | hoobsii | humbaalle | kuur | mataatulle |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

