Kuur

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-rar, m.l)

Kaabi; ag; cimil.


Kuur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Cid cabsiin, indho ku gubid.


kuuro*

 dawo ama wax la mid ah oo inta badan dhalo yar ku jira oo loogu tala galay in waqti gaar ah la adeegsado.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kuur

dhabbaggal | falanqee | faqdiiran | hubsiimo | kormeer | kuurgal | kuurgeli | kuurgelid | kuurgelin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg