Cadaadis-qaybeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(fiis.) Cadaadiska guud ee iskujirka neefuhu waxa uu le'egyahay wadarta c. q.dyada xubnaha neefaha ka dhalan lahaa haddii ay neef kasta keli ahaanteed buuxin lahayd weelka. Dhab ahaan, xeerkani waxa uu sax ku yahay neefaha mitaaliga ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadaadis-qaybeed

xeerka dhaalton ee cadaadis-qaybeed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg