Cadar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Wakhti daruuro badan oo aan da'ayn ay isku gudbaan fallaaraha iyo kulaylka qorraxda. 2. Xilli qabow oo aan roob da'ayn. 3. ld catar. Barafuun; catar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadar

saabbuuncadar | catar | shushub |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg