caday
(m.l)1. (caday, m.dh) Geed abaareed laamihiisa ama xididdadiisa ilkaha lagu nadiifiyo oo leh miro yaryar, gudguduudan, macaan oo la cuno. 2. (-yo, m.dh) Laan dhuuban ama xidid ilkaha lagu nadiifiyo; rumay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caday ↴
balqan [m.l]
Xab jiidma oo laabta ka soo go'a oo afka ka yimaada marka la cadayo.
cadanyo [m.dh]
Cuncun oogada laga dareemo. ld cadayo¹, canaanyo, cananyo.
cadanyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Cadanyo dareemid. ld cadayoo, canaanyoo, cananyoo.
cadanyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg cadanyood. ld cadayood, canaanyood, cananyood.
cadayasho [m.f.dh]
eeg cadayo².
cadayo [m.dh]
ld cadanyo.
cadayo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-yday, -yatay)
Ilko caday ku nadiifsasho.
cadayoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld cadanyoo.
cadayood [m.l]
ld cadanyood.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg