Cadcad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Waxaro yaryar oo aan weli ababin.
Cadcad
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-ddaa, -ddayd)1. Ka c.: qof, qof kale ka firfircoon ahaansho. 2. Bar cadcad lahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadcad ↴
baxar | burobahalaad | caar | cadadaysnaan | cadadaysnaansho | cadadee | cadadeyn | cadadoobid | cadadow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg