Caddo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dayaxa labadiisa toddobaad ee hore. 2. Habayn dayax leh.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddo

saancaddo | beercaddow | cadcaddo | caddaad | caddaansho | caddi | caddood | caddow | caddow |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg