Cag
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-go, m.l)1. Canqawga inta ka hooseysa ee lugta dadka ama nafleyda qaarkeed. 2. (fk) C.ta/c.aha: imminka; hadda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cag ↴
aa' | yaanbo | caajis | jaalabuto | jaamee | kaafuur | laac | laamallooye | Cagidiiba | raad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg