Raad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)1. Astaanta waxa soconayaa cagtoodu dhulka ku reebto. 2. Calaamad ka harta wax hore u jiray. 3. Xusuus aan qofku illaawi karin.
Dheeraadsiin*
waa darajo sare oo dhaqan wanaagsan ah oo Allah ku galadaysto qof: Fadiilo
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raad ↴
baabba' | baabbi'i | raacdayso | raacdee | raacdo | baadiddoon | baadiddoon | baadiggef | baadiggef | haar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg