cagajiidid
(m.f.dh)

eeg cagajiid². ld cagajiid¹ (3), ciddijiidid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cagajiidid

udullub [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Qof jirro, caro iwm la cagajiidid.

cagajiid [m.l]
1. Socod aayar ah oo wahsi ku jiro. 2. C. ah: si aan caddaan ahayn u diidid wax loo diray. 3. ld cagajiidid. ld ciddijiid¹.

ciddijiidid [m.dh]
ld cagajiidid.

gabgab [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
G. leh: erey lagu muujiyo cagajiidid ama ciirciirid.

laballaabooti [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Laballaabee. 2. Qof jirro, caro iwm la cagajiidid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg