caloolyoobid
(m.f.dh)

eeg caloolyow². ld caloolyow¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caloolyoobid

caloolyow [m.l]
Welwel iyo walaac ku dhasha qof marka uu la kulmo arrin adag oo uusan xal u haynin. ld caloolyoobid.

wahan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hmay, -hantay; -hmi)
Uurxumo iyo walaac dartii isla hadlid ama caloolyoobid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg