Caloolyow

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Welwel iyo walaac ku dhasha qof marka uu la kulmo arrin adag oo uusan xal u haynin. ld caloolyoobid.


Caloolyow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Qof la kulmay arrin adag oo uusan xal u haynin welwel iyo walaac ku beermid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caloolyow

caloolyoobid | galiilyo | hawaawir |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg