calow
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

1. C. ah: biyo dhoobo ku qasantahay. 2. C. ah: midab calas ah.

calow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lway, -lowday; -lwi)

Biyo, dhoobo ku qasmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calow

calas [m.dh]
1. Biyo ama fuud aan miir ahayn calow galay, qasan. 2. Midabyo isku laban (xoolaha).

calwi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Biyo, calow ka dhigid.

calwid [m.f.dh]
eeg calow².

maaxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Ceel biyihiisa muddo u deyn si uu maax u yeesho. 2. Biyo calowsan muddo dhigid si gufarku uga fariisto.

maaxo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-xday, -xatay)
1. Ceel maax yeelasho. 2. gabay, hees oo badan iwm allifid. 3. Ku m.: wax horey la isugu ama la isu faray dib u soo xusuusasho. 4. Biyo calowsan kala miirmid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg