Cammir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Dukaan, badeeco badan dhigid. 2. Shaah, sonkor, caleen, qoroful, hayl iwm isu dheellitirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cammir

cammiraad | cammiran | cammirid | cammirnaan | cammirnaansho | shaab | shammir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg