Cammuud

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Ciid jilicsan oo aan lahayn habaas, dhoobo iyo dhagax.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cammuud

dabaduugato | xeeb |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg