candhuufee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-feeyay, -faysay)

1. Candhuuf marin. 2. Candhuuf ku tufid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh candhuufee

candhuuf [m.dh]
(c. nafl.) Dareere biyo oo kale ah ay qanjidho candhuufeedku ku dhiiqiiyaan afka. Soo saarida candhuufta waxa nashaadiya cuntada afka ku jirta iyo urta ama ku fekerka cuntada.

candhuufayn [m.f.dh]
eeg candhuufee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg