Cantar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Kibir; aabi. 2. C. ah: aan ulajeeddo fiican lahayn, aan macne lahayn (hadal).
Cantar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Kibir iyo islaweynaan muujin. 2. Hadal aan nuxur badan lahayn sheegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cantar ↴
cantarabbaqash | cantarid | tamanda' |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg