Cantuugo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Cabitaan ama cunto hal mar afka buuxisa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cantuugo

cantuuji | ham | kabbo | kabbo | maggaabi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg