Ham
Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:H. dheh/ h. siin: cod lagu muujiyo cantuugo aad u weyn samayn.
Khamiis*
Dhar ama wax lagu talagalay nimanku inay Xirtaan gaarahaan nimanka Muslimiinta ah
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Hammuun, Hammuum.*
Baahi ama gaajo.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
Waa baahida ama gaajada qofka qabata marka uu aroortii hore gurigiisa ka kallaho asaga oo gaajoon ama waxba cunin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ham ↴
ta | haalaati | haamaan | haamadday | haamanad | nabdaad | ahamiyad | amag | barahaman | bogaadi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg