canyo
(m.dh)Cagaar yar, dhanaan, ka baxa meelaha ciidda jilcan leh oo la cuno. ld cayo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh canyo ↴
cayo [m.dh]
ld canyo.
mircanyo [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld murcanyo.
murcanyo [m.dh]
1. (bot.) Geed-nagaar caleemo yaryar oo cagaaran, leh miro gadguduudan oo afar-afar isugu dheggan lana cuno; miracas. 2. Miraha geedka murcanyada. ld mircanyo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg