Carabbaabba'
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Degganaan ka muuqata qof caro haysay ka tirantay..
Carabbaabba'
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-'ay, -'day; -bi'i)Qof caro haysay ka tirmid..
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carabbaabba' ↴
carabbaabba' | carabbaabba' | carabbaabbi'id |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg