Carbis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

1. Xero ciidan oo wax lagu tababbaro. 2. ld carbin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carbis

tababbar | akademiye | carbin | carbisan | carbisnaan | carbisnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg