Carrog
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Biyaha ama caanaha haan ama dhiil la culay carka looga dhaqo.
Carrog
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Haan ama dhiil la culay biyo ama caano carka uga dhaqid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carrog ↴
carragguur | carrogan | carrogid | carrognaan | carrognaansho | carroguur | carshi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg