Casabo

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Dad wada dhalasho ka dhexeyso; xigto; ehelo; xigaalo; qaraabo; sokeeye.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga casabo

casabayso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg