Cawd

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Ururinta xoolo badan meel lagu ururiyo. 2. Meel kulul oo dugsi ah oo neecawdu ka xirantahay.


Cawd

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Xoolo badan meel isugu ururin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cawd

acuudu-billaahi | acuudu-billaysasho | acuudu-billeyso | baar | cawdan | cawdasho | cawdid | cawdnaan | cawdnaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg