cawee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-weeyay, -weysay)

Habeenka gelinkiisa hore sheeko, ciyaaro iwm waqti isku dhaafin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawee

ardaa [m.l] (-aayo, m.dh)
Duggaal kor ka furan, ood ka samaysan, aqallada hortooda laga dhiso oo habeenkii lagu caweeyo ama la seexdo.

caweeran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Qof aan indhaha si fiican wax uga arag noqosho.

caweermid [m.f.dh]
eeg caweeran.

caweyn [m.f.dh]
eeg cawee. ld caweys (3).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg