cayilid
(m.f.dh)

eeg cayil².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cayilid

naax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Nafley cayilid.

buuro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Nafley cayilid; weynaansho.

karaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Cayilid. 2. Badasho; buuxid.

koboc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bcay, -bocday; -bci)
1. Nafley yar cayilid. 2. Dhaqaale iwm korid.

xuubdhacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Mas iwm xuub ridid. 2. Nafley cayilid. 3. Nafley muuqaalkeedii hore mid ka fiican yeelasho. ld xuubsiibo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg