naax
(m.l)ld naaxid.
naax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)Nafley cayilid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naax ↴
naaxi
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley cayilin.
naaxsan
[Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax cayilay ahaansho.
naaxsanaan
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naaxsan. ld naaxsanaansho.
naaxsanaansho
[Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld naaxsanaan.
naaxuusjebid
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun]
ld maamuusjebid.
banaaxi
[m.l]
ld banaaxiyid.
banaaxi
[Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
Lo'barwaaqo joogto ciyid. ld bunaaxi², bunnaahi².
banaaxin
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun]
ld banaaxiyid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg