cayilin
(m.f.dh)eeg cayili.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cayilin ↴
naaxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley cayilin.
buuri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof ama wax cayilin, naaxin; wax weynayn.
kobci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Dhasha dadka iyo xoolaha cayilin. 2. Dhaqaale iwm kordhin.
marmaarri [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
1. Ku m.: wax meel daloosha ku khasbid. 2. Awr koron ah aad u cayilin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg