naaxi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Nafley cayilin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naaxi ↴
naax
[m.l]
ld naaxid.
banaaxi
[m.l]
ld banaaxiyid.
banaaxi
[Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
Lo'barwaaqo joogto ciyid. ld bunaaxi², bunnaahi².
banaaxin
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun]
ld banaaxiyid.
banaaxiyid
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg banaaxi². ld banaaxi¹, banaaxin, bunaaxi¹, bunaaxin, bunaaxis.
bunaaxi
[m.l]
ld banaaxiyid.
bunaaxi
[Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
ld banaaxi².
bunaaxin
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun]
ld banaaxiyid.
bunaaxis
[m.l]
ld banaaxiyid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg