Ceyd

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Dhibaato cid ka haysata guri, qalab ama gaadiid la'aan awgeed.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ceyd

ceydan | ceydbax | ceydbixi | ceydbixid | ceydbixin | ceydbixis | ceydmid | ceydnaan | ceydnaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg