Ciddo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Muddo go'an oo haweenayda laga dhinto ama la furo ay tirsato oo aan la guursan karin inta ay ku jirto. ld cuddo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciddo ↴
ciddabbax | ciddood | ciddoodoobid | ciddoodow | cirdood | cuddo | golmaran |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg