Cirib

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-rbo m.l)

1. Cagta dadka meesha ugu damabeysa oo adag ee u dhexaysa raysmagaadhada iyo boqonta. 2. Ciribdambeed. ld cidhib¹.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cirib

baabba' | baabba' | baabbi'i | raadgoo | raadguur | tafiirgo' | tafiirgoo | aayatiin | barashada foosillada | boqon |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg