Askari
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(askar, m.dh; askaro, m.l) 1. Qof ciidanka dagaallama ka mid ah, welina aan xiddigo iyo alifyo midna la siin; dable. 2. Ciidan dagaallama guud ahaan (xiddigaba ha lahaado). ld askar, caskari.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga askari ↴
askar | askaree | askarinnimo | askarmaroodi | askarnimo | caskari | caskarinnimo | fardooley | kormeere |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg