Raacdo
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:1. Ciidan laga daba diro ciidan wax laayay ama dhacay.
Raacdo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Qof wax lumay raadintooda ku hawlan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raacdo ↴
eber | burocaanood | daalac | kelli | nooli | socod iskudubbaridan oo fudud | sufur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg