Ciin

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Geed cagaaran, cufan, caleen iyo qodax toona lahayn, laamo dhuudhuuban oo dhacaan cad leh oo geelu ku sumoobo hadduu daaqo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciin

dani | dhalaandhuux | laciin | maciin | maciin | maciindarro | maciinid | maciinla'aan | maciinlaawe |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg