Cimri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Inta sano ee wax jiraan. ld cumri.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cimri ↴
raadiyoom | waar | baraarujin-caafimaad | cimri-badheed | cimri-badh-kaahfaleed | cimridheer | cimridheeraan | cimridheeraansho | cimridheeri |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg