Citiqaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld citiqaadid.
Citiqaad
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. (f.g) Diin, mabda'iwm aaminid. 2. (f.mg) U c.: cid meel iwm u qasdiyid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga citiqaad ↴
ictiqaadsan | ictiqaadsanaan | ictiqaadsanaansho | citiqaadid | citiqaadsan | citiqaadsanaan | citiqaadsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg