cokad
(m.dh)

ld cukad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cokad

cokadayn [m.dh]
ld cukadayn.

cokadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
ld cukadee.

cukad [m.dh] (-do, m.l)
Harag ari oo qaab sibraar loo habeeyey, oo laga ganacsado. ld cokad.

cukadayn [m.f.dh]
eeg cukadee. ld cokadayn.

cukadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Harag ari cukad ka dhigid. ld cokadee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg