Cukad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Harag ari oo qaab sibraar loo habeeyey, oo laga ganacsado. ld cokad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cukad

cokad | cokadayn | cokadee | cukadayn | cukadee | qarbed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg