Cood
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Maal; hanti. 2. Xoolaha la dhaqdo. ld cuud¹ (4).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cood ↴
yacyacood | alcood | andacood | bacood | bubbucood | cooddi | coodin | cuud | dhuux-lafo-holac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg