Cuud

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qori caraf udgoon leh oo la shito. 2. Jiriir badar oo aad loo yaryareeyey; xanbab. 3. Nooc ka mid ah cayaaraha dhallinyartu dheesho oo qori yaryar lagu faniijiyo, kaddibna inta ay yoolka u jirto lagu xisaabtamo. 4. ld cood.

Cuud

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Ciyaar cuud dheelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cuud

acuudu-billaahi | acuudu-billaysad | acuudu-billaysasho | acuudu-billeysi | acuudu-billeyso | baraacuud | cood | cuudi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg