Cosob

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Doog badan oo markaas soo baxay. 2. Meel an naqeeda weli la daaqin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cosob

fiito | suugaan | xoorsato |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg