Cudur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Caafimad-darro jirka noolaha ama qayb ka mid ah ku dhacda, oo uu keeno jeermi iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cudur

aafo | aaho | daab | haad | faaf | faafi | kaadicaso | raabiya | udo | baah |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg