Culay
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Qoryo geedo gaar ah laga jaray oo iyaga oo dab leh weelasha caanaha iyo biyaha lagu nadiifiyo. ld cugay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga culay ↴
xagaldaac | baari | baari | biti | cabbir | cabbir | cadaadis-beege | cadaadis-gibileed | canaab | car |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

