Cunno

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Waxa nafaqada leh ee nafleydu marka ay calaaliso,caloosha geliso oo ku noolaato. ld cunto.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cunno

caabuq | barakee | batiikh | beekhaan | beriberi | calaanji | ciriirsamid-bilooro | cunsii | cunto |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg