Cunsur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(canaasiir/-rro, m.dh) Meesha wax asalkiisu ka soo unkamay.

Cunsur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-rro, m.l)

Dhibaato waxyeello weyn geysato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cunsur

canaasiir | cunsurguuri | cunsurguurin | cunsurguuris | saddexan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg